10/06/2026
Waxaan garab iyo taageero buuxda u muujineynaa ππ¦ππ« ππ«πππ§ garsoore Soomaaliyeed oo dadaal iyo karti ku gaaray heer sare.
Soomaaliya way kugu faantaa, waxaana kuu rajeyneynaa guulo iyo horumar joogto ah. H**e u soco halyey !
09/06/2026
Casriyeyn Bilow Maanta!
Hogaan Group waxay kuu hayaan daaqado tayo & casri
Dooro daaqado casri ah oo leh:
β
Tayo sare
β
Naqshad qurux badan
β
Adkeysi dheer
β
Muuqaal soo jiidasho leh
U beddel gurigaaga ama xafiiskaaga muuqaal casri ah oo qiimo ku kordhiya hantidaada.
π Nala soo xiriir:
+25261-4787827
+25261-4787825
π§ [email protected]
π Deg. Xamar Jajab / Suuq Yaraha
π Deg. Yaaqshiid / Baar Ayaan
06/06/2026
Kuraaso iyo Miisas Waxbarasho oo Tayo Sare Leh!
Hogaan Group waxay ku keentay kuraaso iyo miisas casri ah oo ku habboon dugsiyada, jaamacadaha, xarumaha tababarka iyo xafiisyada?
β
Naqshad qurux badan
β
Adkeysi iyo tayo sare
β
Qiimo macquul ah
β
Lagu sameeyo cabbirka aad u baahan tahay
β
Keenid iyo rakibid xirfad leh
Waxaan kuu soo saaranaa kuraaso iyo miisas waxbarasho oo waara, raaxo leh, isla markaana kor u qaada jawiga waxbarashada.
π Nala soo xiriir:
+25261-4787827
+25261-4787825
π§ [email protected]
π Deg. Xamar Jajab / Suuq Yaraha
π Deg. Yaaqshiid / Baar Ayaan
03/06/2026
Casriyeyn Bilow Maanta!
Ma ka daashay daaqadaha duugoobay ee aan quruxda iyo tayada lahayn?
Hogaan Group waxay kuu hayaan daaqado tayo & casri
Dooro daaqado casri ah oo leh:
β
Tayo sare
β
Naqshad qurux badan
β
Adkeysi dheer
β
Muuqaal soo jiidasho leh
U beddel gurigaaga ama xafiiskaaga muuqaal casri ah oo qiimo ku kordhiya hantidaada.
π Nala soo xiriir:
+25261-4787827
+25261-4787825
π§ [email protected]
π Deg. Xamar Jajab / Suuq Yaraha
π Deg. Yaaqshiid / Baar Ayaan
31/05/2026
NASIIB DARRO!
Ma jiro qof ku guuleystay barnaamijka.
30/05/2026
ARSENAL VS PSG ....β½ π π
SAADAALI OO KU GUULEYSO
$5...KULAN FINAL-KA
Buuxi Sharuuddaha:-
1. Like & Follow saar page-ka Hogaan Group
2. Share dheh post-ga ,3 qof mentioned ku dheh
3. Sheeg 2 shaqo ay qabato shirkada Hogaan Group.
4.Waxaad share dhahda 2 Video & 2 Poster ee Hogaan Group ah.
5.Waa inuu page facebook-kaaga ku xerantahay 1000+
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin Ama aad edit sameesid, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.
Guuleystaha waa qofka ugu horeeya xaga waqtiga.
Hogaan Group
26/05/2026
Ciid Wanaagsan
Hogaan Group wuxuu hambalyada Ciidda Carrafo lawadaagayaa guud ahaan Muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.
Waxaan idin leenahay samo ku ciida.
Halkeed ku ciidaysaa?
26/05/2026
π πππππ‘π§π πππ₯πππ’ π€
Soonka maalinta πππ₯πππ’ oo ku beegan maanta, wuxuu Nabigeenna suuban Muhammad (NNKH) inoo sheegay in qofkii sooma maalintaas loo dambi dhaafayo dambiyadii sanadkii tagay iyo kuwa sanadka soo socda.
Aan ku dadaalno soonka maalintan fadliga badan leh, kana faaβiidaysanno kheyrka iyo ajarka weyn ee ku jira.
π€²β¨