19/06/2026
Goob kasto aad joogtid waxa aan kuu jirnaa hal wicitaan oo kali ah.
Official page of Shakir Foam Factory Kusoo dhawow Pageka rasmiga ah ee Warshadda Isbuunyada Shakir
19/06/2026
Goob kasto aad joogtid waxa aan kuu jirnaa hal wicitaan oo kali ah.
17/06/2026
Waxa aan mar walba u taganahay si aad u heshid hurdo caafimaad iyo raaxo leh.
16/06/2026
Barkinta Habeen Wanaagsan waxay yareynaysaa cadaadiska qoorta yo dhabarka.
14/06/2026
Goobta loogu jecelyahay guri kasta.
12/06/2026
Joodariyaal ku suntan hurdo caafimaaad iyo firfircooni leh.
10/06/2026
Joodariyaal u diyaarsan caafimaad qabka carruurta
07/06/2026
Waxaan kuu heynaa joodariga dookhaaga ah!
27/05/2026
Farqiga u dhexeeya labiska wiilasha Ciidul-Fitriga iyo CiidulAdxaa.🤣
26/05/2026
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda waxay dhammaan umadda muslimiinta ah ugu hambyeynayaan munaasabadda ciidul Adxa.
Farxad iyo caafimaad ku ciida.
26/05/2026
Nabiga ﷺ Waxa uu yiri "ducada ugu kheyrka badan waa ducada maalinta Carafo. Hadalka ugu kheyrka badan ee Aniga iyo nabiyaashii iga horreeyay aan dhahno waa:
"لا إله إلا الله وحدهُ لا شريك لهُ، لهُ الملكُ ولهُ الحمدُ، وهو على كل شيءٍ قدير
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |