16/12/2022
Taliska booliska gobolka Benaadir iyo kan qaranka ma ogyihiin waxa ka jiro saldhiga dagmada Deyniile iyo in dadka lagu baado oo madax furasho looga qaato.
Taliyaha saldhiga ayaa dhalinyarada dagmada iska soo xirta oo kasoo qabqabta xafadaha dagmada kadib saldhiga ayaa la geeyay marka ay waalidkooda tagaan meshana waxaa la dhahaa calaa cunug 150$ ka dhiiba oo waliba si aan gambasho laheen uu ku leeyahay ninka saldhiga joogo.
Taliyaha saldhiga k**a shaqeeyo dadka degaankane Amni daro ayey laqeylinayaan nin aan saldhiga joogi amni masugi karaa
Dowlada iyo taliska booliska arintaasi hala gaarsiyo waa fool xumo in xamar dhexdeeda baad iyo madax furasho ay booliska ku qaatan.
Share gare Mahdi Cumar Muumin gaarsiya.
30/10/2022
Maalmahaan waxaa soo baxay dhalinyaro, rabaan in ay iska dhigaan wariye-yaal aanan aheen wariye, ee raba in ay dadka isku diraan kanna been shegaan beelaha.
Ninkaan idiin muuqda waxaa ladhahaa maslah gabre, wuxuu kamid yahay dhalinyaradii aas-aastay page-ka beesha sharafta leh ee beesha abakar.
Waa nin reer baadiyo ah, dadkana isku dira kanna been sheego beelaha walaalaha ah
Kuna qaraabto page uu asiga leeyahay iyo page kale oo kuqoran beesha abakar!
Beesha rafta leh ee abakar magaceeda in dhalinyaro ku qaraabtaan, kana shaqeyaan isku dirka beelaha kale iyo gafka loo geysanayo masuulada waa wax laga xumaado.
XABIIBKENA SCW wuxuu yiri,,,
"Waxaan idiinku necbahay kuwa dadka la dhex socda’ namiimnimada ee dadka isjecel kala geeya, dadka aan dambiga lahayna dhibka la raadinaya".
Wuxuu kaloo yiri nabiga SCW jannada ma galo dirdiraale"midka dadka isku diro
Haddaba walaal si aadan u noqon midka nabigu nacebyahay oo jannada laga qadiyay iska ilaali”
22/10/2022
Cadeen waatan: Qofkii Qof Dilaa Madaxweyne Hassan sheikh mohamud haka sugin Dowladiisa in ee cafiso ama Gaalshiro ku Dhex naaxiso badar ku siiso mudo sanado ah Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid Shareecada islaamka waxee ka qabto qofkii qof dila ayaa lagu fuliye xukun keeda
22/10/2022
DEGDEG: Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo h**e u Dilay Wasiirkii Howlaha Guud Ee Xukuumadii Hassan Ali Kheyre Cabaas Cabdullahi Sheikh Siraaji May Sedexdeedii 2017 ayaa maanta lagu fuliyay Xukunkii Dilka ahaa oo ay H**e ugu kala Xukumeen Heerarka Maxk**adda Ciidamada.
Toogashada ayaa ka dhacday dugsiga tababarka Gen- Gordan ee Muqdisho.