Mss World

Mss World

Share

i am somali

Ciidamo katirsan DANAB oo nin dhallinyaro ahaa ku dilay Magaalada Gaalkacyo - Warar lagu kalsoonaan karo 13/09/2022

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB ayaa xalay nin dhallinyaro ahaa ku dilay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Mascuud Cabdulqaadir Dhoore ayaa la sheegay inay haleeshay rasaas ay furayn Ciidanka Danab, xilli ay marayeen qeybta Koonfurta ee Magaalada Gaalkacyo. Marxuumka ayaa xilligii la dilayay waxa uu ka soo laabtay Magaalada Boosaaso, oo uu ka soo kaxeystay gaari uu kala soo degay Dekedda Boosaaso, isla-markaana uu ku sii jeeday Magaalada Guriceel, oo uu markii horeba ka yimid. Masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Galmudug ayaan weli ka hadlin dilka ninka dhallinyarada ahi loogu gaystay Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamo katirsan DANAB oo nin dhallinyaro ahaa ku dilay Magaalada Gaalkacyo - Warar lagu kalsoonaan karo Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB ayaa xalay nin dhallinyaro ahaa ku dilay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Mascuud Cabdulqaadir Dhoore ayaa la sheegay inay haleeshay rasaas ay furayn Ciidanka Danab, xilli ay marayeen qeybta Koonfurta ee Magaalada Gaa...

Daawo Sawirrada: Sidee madaxweyne XASAN SHEEKH xalay loogu soo dhoweeyey Nairobi? - Warar lagu kalsoonaan karo 13/09/2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas. Madaxweynaha oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb-galaya caleema-saarka Madaxweyne William Ruto ayaa waxaa si diirran loogu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta....

Daawo Sawirrada: Sidee madaxweyne XASAN SHEEKH xalay loogu soo dhoweeyey Nairobi? - Warar lagu kalsoonaan karo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas. Madaxweynaha oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb...

Daawo: Akhlaaqda iyo burburka umadaha (1). - Warar lagu kalsoonaan karo 13/09/2022

Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas. In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas, waxaanan kaga hadli doonaa akhlaaqda iyo muhiimada ay mujtamaca u leedahay. Fadlan hadaad waqti haysato daawo siina fidi..... 

Daawo: Akhlaaqda iyo burburka umadaha (1). - Warar lagu kalsoonaan karo Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas. In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho bur...

Raila Odinga oo Diiday ka qeyb galka Munaasabada Caleemo Saarka Madaxweyne Ruto - Warar lagu kalsoonaan karo 13/09/2022

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi, wuxuuna sheegay in Ruto kusoo baxay doorasho aan ‘xor iyo xalaal aheyn”. Bayaan uu soo saaray ayuu Odinga ku sheegay in uu dalka ka maqanyahay laakiin qodobka ugu muhiimsan ee aanu uga qeyb galeyn galeyn caleemo-saarka Ruto uu yahay in guddiga doorashada “aanu qaban doorasho xor iyo xalaal ah, isla markaana go’aanka Maxkamadda Sare aanu ku saleysneyn sharci iyo xaqiiqo, laakiin uu xushmeynayo go’aankaas”...

Raila Odinga oo Diiday ka qeyb galka Munaasabada Caleemo Saarka Madaxweyne Ruto - Warar lagu kalsoonaan karo Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi, wuxuuna sheegay in Ruto kusoo baxay doorasho aan ‘xor iyo xalaal aheyn”. Bayaan uu soo s...

Photos from Mss World's post 04/09/2022

Nin jareer ah ma igeeyaa horta anigoo habar gidir ah?

Weerar lagu qaaday fadhiisin Ciidanaka Booliska ee ku sugnaayeen gudaha magaalada muqdishu - Warar lagu kalsoonaan karo 25/08/2022

Wararka ka imaanaya xaafadda Caymiska ee degmada Yaaqshiid, ayaa sheegay in weerar lagu qaaday fadhiisin ciidanka Booliska ay ku sugnaayeen. Dhanka Hilwaa ayaa iyana laga soo weiyay in laga maqlay jug xoogan. Dadka degan agagaarka Asluubta ee ku dhow Ex contarool Afgooye, ayaa iyana sheegaya in dhawaqa jug ay maqlayaan.

Weerar lagu qaaday fadhiisin Ciidanaka Booliska ee ku sugnaayeen gudaha magaalada muqdishu - Warar lagu kalsoonaan karo Wararka ka imaanaya xaafadda Caymiska ee degmada Yaaqshiid, ayaa sheegay in weerar lagu qaaday fadhiisin ciidanka Booliska ay ku sugnaayeen. Dhanka Hilwaa ayaa iyana laga soo weiyay in laga maqlay jug xoogan. Dadka degan agagaarka Asluubta ee ku dhow Ex contarool Afgooye, ayaa iyana sheegaya in dhaw...

Jubbaland oo digniin u dirtay siyaasiyiintii ka horyimid muddo kororsiga Axmed Madoobe. - Warar lagu kalsoonaan karo 25/08/2022

Duqa magaalada Kismayao Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Farawayne) oo la hadlay warbaahinta ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubbaland oo dhowaan ku shiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo si cad uga horyimid muddo kordhinta Axmed Madoobe. Farawayne ayaa u digay siyaasiyintaasi, wuxuuna shaaca ka qaaday inay abuurayaan carqalad ka dhan ah Jubbland, kadib muddo kororsigii Axmed Madoobe....

Jubbaland oo digniin u dirtay siyaasiyiintii ka horyimid muddo kororsiga Axmed Madoobe. - Warar lagu kalsoonaan karo Duqa magaalada Kismayao Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Farawayne) oo la hadlay warbaahinta ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubbaland oo dhowaan ku shiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo si cad uga horyimid muddo kordhinta Axmed Madoobe. Farawa...

Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo goordhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyn. - Warar lagu kalsoonaan karo 25/08/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa goordhaw gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga Ra’isul Wasaare Xamse Barre waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne madaxweynaha Hirshabelle, kuxigeenkiisa, wasiiro iyo xildhibaano katirsan dowladda Federaalka iyo masuuliyiin kale. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ujeedada safarka uu ku tagay magaalada Beledweyne lagu sheegay u kuurgelidda xaaladda abaaraha iyo dhiirigelinta ciidamada qalabka sida ee la dagaallamaya kooxda argagixisada....

Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo goordhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyn. - Warar lagu kalsoonaan karo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa goordhaw gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga Ra’isul Wasaare Xamse Barre waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne madaxw...

Abwaan Dhoodaan oo ku geeriyoodey dalka Itoobiya (Warbixin iyo Taariikhda Abwaanka ). - Warar lagu kalsoonaan karo 11/08/2022

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaaladda Herer ee dalka Itoobiya ku geeriyoodey abwaankii caanka ahaa ee Cabdilaahi Macalin Axmed “Dhoodaan” oo ahaa hal abuur aad looga yaqaano geyiga Soomaalidu degto. Abwaan Dhoodaan wuxuu ahaa suugaan yahan hodan ku ah curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan, sida gabayadda, geeraaro, maansooyinka iyo suugaan isaga gaar u ah oo loo yaqaano Jacburka kaasoo ahaa mid aad loogu xasuusto abwaan Dhoodaan....

Abwaan Dhoodaan oo ku geeriyoodey dalka Itoobiya (Warbixin iyo Taariikhda Abwaanka ). - Warar lagu kalsoonaan karo Allaha u naxariistee waxaa maanta magaaladda Herer ee dalka Itoobiya ku geeriyoodey abwaankii caanka ahaa ee Cabdilaahi Macalin Axmed “Dhoodaan” oo ahaa hal abuur aad looga yaqaano geyiga Soomaalidu degto. Abwaan Dhoodaan wuxuu ahaa suugaan yahan hodan ku ah curinta suugaanta noocyadeeda kala du...

Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN) - Warar lagu kalsoonaan karo 10/08/2022

Xasan Sheekh Muumin wuxuu ku dhashay magaalada Boorame hilaadihii 1930.kii Caa’ilad reer diineed ayuu ka soo jeedaa. Dugsiga quraan ayuu waxbarshadiisa ka billaabay. Shaqooyin kala duduwan ayuu qabtay. Shaqadiisii dowladeed ugu horeysay wuxuu ka qabtay Raadiyo Muqdisho iyo Wasaaradda Waxbarashada. Raadiyo Muqdisho wuxuu ka ahaa soo saare barnaamij. Taa dambe, waxay fursad u siisay inuu diyaariyo agaasinka waxna ka alifo barnaamijyka “Riwaayada Raadiyaha,” hab taxane ah dadweynuhu aad u hiigsado....

Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN) - Warar lagu kalsoonaan karo Xasan Sheekh Muumin wuxuu ku dhashay magaalada Boorame hilaadihii 1930.kii Caa’ilad reer diineed ayuu ka soo jeedaa. Dugsiga quraan ayuu waxbarshadiisa ka billaabay. Shaqooyin kala duduwan ayuu qabtay. Shaqadiisii dowladeed ugu horeysay wuxuu ka qabtay Raadiyo Muqdisho iyo Wasaaradda Waxbarashada....

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Wadnaha
Mogadishu