04/01/2025
Akram Online 24
Suuqa Akram Online waxaad Ka heli kartaa Alaabaha Electronics Ka ah, sida Mobile �, Computer �� IWM.
04/01/2025
Macmiil waxaan idiin keenay mashiinkii aad caloosha Ku jari leheed adigoo gurigaada jooga.
Waxaa kale oo aad Ku dhisan kartaa murqaha jirkaaga, adiga oo isticmaalaya miisaanada lagu aalomiiteeyo.
Nagal soo xiriir WhatsApp 61 0426074 .
Waxaan idiinkeenay masaaj dhameystiran oo aad u isticmaali karto meelkasta oo jirkaada kuna xanuuneysa.
Waxaa uu leeyahy Kabo qofku gashaano haddii caguhu Ku xanuunayaan.
Nagal soo xiriir WhatsApp 61 0426074 .
Macmiil waxaan idiin keenay mashiin orodka oo ah mid koronto Ku shaqeynaya oo awood badan. Qof weyn iyo qof yarba wey isticmaali karaan.
Mashiinkaan waxaa uu leeyahy qeyb masaaj, sameecad aad mobile Ku xiran karto xiliga jimicsiga iyo qeyb safe-tiga.
Nagala soo xiriira WhatsApp 61 0426074 .
Waxaan idiinkeenay masaaj aad uga reysan karto caajiska iyo jir xanuunka.
Masaaj nuucyo kale oo kala duwan ayaan idiin heynaa nagala soo xiriira taleefanada shaashada Ku qoran.
WhatsApp 61 0426074 .
29/09/2023
Waxaan idiin keenay mashiin orodka oo ah mid fudud oo aan koronto kaaga baahneyn Isla markaasna aad isku laabi karto markii aad isticmaasho.
Waa mashiin fudud oo ay Ku jimicsan karaan dadka yaryar iyo dadka waaweyn intaba.
Nagala soo xiriira WhatsApp 61 0426074 .
Soo dhawaada macaamiisheena Akram Online 24 waxaan idiin keenay baasakiilka waayeelada iyo dadka neerfaha Ku aalomiiteeyaan.
Qiimihiisa waa jaban yahy EE nagala soo xiriir WhatsApp 61 0426074 .
07/09/2023
Soo dhawaada macaamiisheena Akram Online 24 .
Waxaan idiin keenay alaabihii Gymka(aalomiitada) waxaa Ka mid ah mashiinka muruq bixinta, mashiinka orodka, mashiinka dadka neerfaha wax Ka gaareen ay Ku jimicsadaan.
Ilaali caafimaadka jirkaada oo si joogto ah gurigaada ugu aalomiitee.
Nagala soo xiriir WhatsApp 61 0426074 . Ama Naga soo wac 610426074.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Wadnaha Street
Mogadishu