05/11/2024
War Cusub : Warbaahinta Germany ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh uu ogolaaday in dib loo celiyo dhammaan qaxootiga Somaliyed ee Germany ku nool. Taas badalkeedana Jarmalka uu dhaqaale siinayo DFS.
Xigasho : The Bild Germany
03/11/2024
Ragaan dhamaantood waxaa laga xukumaa Ethiopia 🇪🇹 Addis todobaadkasta warbixino ayay maraykanka iyo Ethiopia ugudbiyaan xaalka somaalia kajira
26/10/2024
Badbaadiyaha umada soomaaliyeed intuujoogo dalka loobaqimaayo
20/10/2024
Dowlada xamar kajirta iyo shaqooyinka aybixiso
12/10/2024
Soomaalia markii lagahadlaayo dadka magaca iyo maamuuskaleh
Waxay kadhashaan mareexaan iyo habargidir ilaahay arankiis
12/10/2024
Calanka Soomaaliya oo 70 sanno jirsaday. Hambalyo
06/10/2024
Beesha Hawiye oo heshay ushii lagagaraacilahaa Beesha daarood waa uldheer oo gaaraysa meelo badan lkn waxba ma.aragto
05/10/2024
Boobkii turkey soomaalia kuhayay waa cadaysteen
04/10/2024
Odaygii Daarood ah maanta waakan maadaama uu matalo asagu