Cante Bedroom waa nashqad daggan midab ahaan oo waa mid ka sameysan material unique ah, waa Design Casri ah oo ka mid Nashqadihii ugu danbeeyay 2025 ay soo saarto Enza Home.
📞WHATSAPP: +252613629999
Enza Home Somalia
Enza Home is a concept brand offered by Yataş to create new lifestyles. Enza Home shapes life with its quality products. #enzahome #enzahomesomalia
Paloma TV Unit Waa Nashqad fudud oo Soo jiidasho leh soona saareysa bilicda qolka nasiinada, waa nashqad cusub oo ka mid ah models kii ugu danbeeyay sannadkaan.
📞WHATSAPP +252613629999
06/06/2026
BERTA Dining Room waa qado ka sameysan material adag oo midab daggan leh, miiska cuntada ayaa ah mid la kala baxaya markii marti badan aad ku sooreyso.
📞WHATSAPP: +252613629999
Cante Living Room oo laga sameeyay material maro cajiib ah oo ay sahlantahay in la nadiifiyo, sidoo kale waa fadhi dhulka ka sareeya 16cm taas oo fududeyneysa in hoostiisa la nadiifiyo had iyo jeer. Marna waa sariir, marna waa fadhi aad u raaxo badan.
📞WHATSAPP: +252613629999
Pavia Bedroom Waa Jiif lagu Nashqadeeyay Alwaax Asal ah, waa jiif muunad iyo soo jiidasho heer sare ah u yeela Qolka Hurdada.
📞WHATSAPP: +252613629999
Eid Mubarak
Enza Home waxay macaamiisheeda la qeybsaneysaa farxadda munaasabadda Ciidul Adha.
Farxad ku ciida 🎉
📞WHATSAPP: +252613629999
23/05/2026
BERTA TV UNIT waxay ku abuuraysaa saameyn quruxsan Qolka Nasiinada, Nashqad cajiib ah iyo tayo cimri dheer leh ayuu la gaar yahay Berta Tv Unit.
📞+252613629999
18/05/2026
Mother’s Day Offer 15-20%
PARMA DINING ROOM waa model kii u danbeeyay sannadkaan, waa qado Midab qani ah ka sameysan oo dagan, sidoo kale armaajada Keydka aalaabta ayaa ah mid ballaaran oo alaab badan aad ku keydsan karto.
📞WHATSAPP +252613629999
16/05/2026
Mother’s Day offer 15-20%
Pavia Living Room waa fadhi Raaxo badan oo Taabasho cajiib ah leh, sidoo kale midabo dagan oo xarago ku daraya qolka Nasiinada ayuu ka sameysanyahay oo ilaa 3 dooq oo midabo ah ayaa ka halibkartaa.
📞WHATSAPP: +252613629999
Happy Mother’s Day Offer 15-20%
Riga Bedroom waa jiif hodan ka ah nashqad material cajiib ah leh iyo midabka isku dhafan oo ah Dahabi iyo madow, sidoo kale Armaajada dharka ayaa ah mid aad u baaxad weyn.
📞WHATSAPP: +252613629999
’sDay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
W. Waabari, Mogadishu Banaadir
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 21:00 |
| Tuesday | 09:00 - 21:00 |
| Wednesday | 09:00 - 21:00 |
| Thursday | 09:00 - 21:00 |
| Saturday | 09:00 - 21:00 |
| Sunday | 09:00 - 21:00 |