Ogaw cabsi iyo dabeecad wanagsan waxa kugu jeclada ilaahay
Chuma mubarik umatul mohamed ❤
Yuusuf yaztah
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yuusuf yaztah, Furniture shop, Burco, Hargeisa.
09/12/2022
Kaftankii Meherka Jabuuti:
W/Q: Cali Cabdi Coomay.
= Soomaaliya, waxaanu idinka doonaynaa inanta Haybado Ismaaciil Cumar Geelle, oo aanu u doonayno Xildh. Saadiq Joon.
= Soomaalilaan oo Inanta Abti u ahayd oo bixinaysay ayaa tidhi" Haybado Ismaaciil Cumar Geelle, waanu idin siinay oo idiin meherinaynaa, ictiraafkana noo raaciya."
Bal adba......
09/12/2022
Kooxda Ciidanka Booliska JSL ee Goodir Oo Maanta markii 2-aad Oo Xidhiidh Ah ku Guulaysatay Horyaalkii Caasimadda Somaliland ee Hargeisa.
Ciyaartan ugu danbaysay Tartanka horyaalka Hargeisa ayaa maanta ka qabsoontay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, taas oo dhexmartay Kooxaha Goodir iyo WAXOOL oo ku dhamaatay 2:1 ay guushu raacday kooxda Goodir.
07/12/2022
Kusoo dhawada hurdoyin dhamays tiran oo casriya iyo qiimo ku rali galiya❤
06/12/2022
Marka tacab samaysad raaxaysan karays💰
Mesha hala soo camiro dadkaygaw❤😇
06/12/2022
Kusoo dhawada samaynta agabka guriga sida kabadhada iyo hurdoyinka haga jinta iyo xidh xidhka dhaman macamiishayada sharafta leh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Burco
Hargeisa