Hoyga alaabaha celiska ah

Hoyga alaabaha celiska ah

Share

Boggan waxaad ka heli kartaa alaabo celis ah oo nadiif ah

29/12/2023

Asc Jumca Mubaarak

Waxa loo baahan yahay daahyo celis ah. Goobtu waa Hargeysa. Haddii aad hayso Naga soo wac nambarkan 063 6145456

Photos from Hoyga alaabaha celiska ah's post 24/11/2023

Wireless Somtel Router celis ah
Hargeisa
Qiimaha: $49
Naga soo wac: 063-6145456

22/11/2023

Qalab jimicsi
Qiimaha: $5

Xaaladda: Cusayb

Ku xidhnow hoyga alaabaha celiska oo aad ka heli karto alaabo cusub iyo kuwo celis ah oo aad u jaban.
Noo keen haddii aad hayso Alaab celis ah si aan kuugu iibgeyno. Mahadsanid
Mob: 0636145456

22/11/2023

EDUP smart wireless IP Camera
Price: $12
unboxed but not used.

Came and to our centre near Maysidka Sh Dirir , Hargeisa.
Call us on 0636145456

21/11/2023

Asc. Ma haysaa Alaab celis ah sida TV, Talaagad, Qasaalad, Moobil, fadhi, hurdo, cunto roog, miisas, kuraas, ama Alaab kale oo fudud. Hoyga alaabaha celiska ah waa xarun laga helo alaabaha mustacmalka ah. Haddii aad alaab hayso nala soo xidhiidh.

Photos from Hoyga alaabaha celiska ah's post 04/08/2022

Fadhi celis ah dhammaystiran
Goobta: HARGEYSA
Qiimuhu waa macquul

Nagala soo xidhiidh number kan 063 6145456

Photos from Hoyga alaabaha celiska ah's post 26/06/2022

Macmiil waxan idiin hayna TALLAAGAD cusayb celis ah oo jaban.

Goobta: Hargeysa

Nagala soo xidhiidha numberka 063 3335777 ama 063 6145456 ama WhatsApp kan https://wa.me/message/FW5K7L7DU33NO1

Photos from Hoyga alaabaha celiska ah's post 23/06/2022

Macmiil waxan idiin haynaa FADHI celis ah oo jaban oo kii dalka ah. Muddo yar ayaa la isticmaalay

Goobta: Hargeysa

Nagala soo xidhiidha numberka 063 3335777 ama 063 6145456 ama WhatsApp kan https://wa.me/message/FW5K7L7DU33NO1

Photos from Hoyga alaabaha celiska ah's post 14/03/2022

Macmiil waxan idiin haynaa FADHI celis ah oo kii dalka ah. 2 Bil ayaa la isticmaalay

Goobta: Hargeysa

Fadhi #505

Nagala soo xidhiidha numberka 063 3335777 ama 063 6145456 ama WhatsApp kan https://wa.me/message/FW5K7L7DU33NO1

Photos from Hoyga alaabaha celiska ah's post 01/03/2022

Macmiil waxan idiin haynaa HURDO second ah oo dalka ah oo aad u jaban. Waxay ka kooban Sariir, Kabadh iyo Kamadiin.

Goobta: Hargeysa

HURDO #504

Nagala soo xidhiidha numberka 063 3335777 ama 063 6145456 ama WhatsApp kan https://wa.me/message/FW5K7L7DU33NO1

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Road 1
Hargeisa