08/11/2025
beero khudaarta xaafadaada
Empowering Business with smart ERP|Odoo|Maketing|Data|Accounting|Business Management|
08/11/2025
beero khudaarta xaafadaada
26/09/2025
Dhalinyaro, adduunka maanta waxaa lagu tartamaa ma aha kaliya xoog, hantida ama xataa aqoonta buugaagta laga akhriso ama laga barto, balse waxa ugu weyn ee lagu hanto guusha waa hal-abuur iyo fikir cusub. Dunidu waxay ku socotaa xawaare degdeg ah, teknoolojiyaddu mar kasta waxay keentaa waxyaabo cusub, suuqyadu waxay dalbanayaan xalal aan h**e loo arag, bulshadana waxay u baahan yihiin dhalinyaro dhiirranaan u leh inay fikrado cusub curiyaan.
Haddaba dhalinyarow barta xirfado la jaanqaadaya suuqa ♧♧♧♧
"HORUMARINTA NAFTA"
"Horumarinta nafta waa furaha guusha nolosha. Haddii aad rabto inaad gaadho meel sare, bilow inaad naftaada maalgeliso. Ku dadaal inaad barato xirfado cusub, aqoontaada kordhiso, oo aad ku baraarugsanaato wanaagga naftaada. Xasuusnow, guusha ma aha hal talaabo oo kaliya, balse waa safar joogto ah oo ku dhisan dadaal, sabir, iyo dhiirigelin. Waqti u hel inaad ka shaqeyso riyadaada maanta si aad berri u hesho natiijada aad u baahan tahay. Wax walba way suurtagal yihiin marka aad naftaada ku kalsoon tahay!"
22/01/2024
06/11/2023
Good day!
Horusocod noqo marwalba♤
Well come!
28/02/2016