Abdi Risaaq mohamed Hussein Page

Abdi Risaaq mohamed Hussein Page

Share

kusoo dhawaaw websiteka Daacad official.com

10/01/2024

Abuur sharaftaada hana ka cabsan dhibkaaga, iska daa kuwa ku niyad jabiya, hadafkaaga u fiirso waayo waad gaadhi oo waad guulaysanaysaa xataa haday jidkaagu dheer yahay.πŸŒ»πŸ–€

23/02/2021

Ψ§Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†
Alle Ha u Naxariisto jannadii firdowso haka waraabiyo inagana Samir allaha naga siiyo Ugaas Xasan Ugaas khaliif Ugaas Roble oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

18/12/2020



1. Seexo ugu yaraan 7 saac oo xiriir ah 24 saac kasta. Dumarka aadka u dhafra ama hurdadoodu yar tahay waxaa ku dhaca nafaqo darri dhan walba ah sida in timuhu gurmaan ama wareega caadadu aad ugu xanuunsadaan

2. Cab ugu yaraan 6 galaas oo biyo ah maalintii. Dadka biya cabistoodu yar tahay waxay u nugul yihi cuduro halis ah sida cudurada wadnaha, dheefshiidka iyo xita kansarka dhiiga, biyuhu waxay ka hortag u yihiin cuduro halis ah

3. Sii caruurta baradho aad loo karkariyay. Baradhada waxaa ku jira maadooyin koriinshaha jirka iyo maskaxda caruurta kor u qaada sidoo kale baradhadu waxay ka hortagtaa xanuunada gooryaanku sababo. Caruurta ka yar 8 bil lama siiyo baradhada

4. U cun si maalinle ah bataatiga, baradhada, koostada iyo tufaaxa. Bataatiga iyo cuntooyinka marka aad cunto kadib aad dareemayso oonka xad dhaafka ah waxay u fiican yihiin dheefshiidka, calooshana way jilciyaan

5. Cab 2 galaas oo biyo ah subax kasta isbuuciina mar ismataji: ismatajintu isbuucii waxay feeraha kasoo saartaa xab kharaar kaas oo qofka u keena lalabo iyo in cunta qaadashada qofku aad u yaraato. Isbuuci mar ama laba ayaa kugu filan insha allaah

Waxan rajaynayaa in aad wax badan ka faaiiday la wadaag asxaabta kale si ay uga faaiidaystaan

Qodobka aadka kuu anfacay lambarkiisa qoraal ahaan iigu reeb qaybta hoose. Mahadsnd

by.

20/08/2020

Dhamaan umada muslimiinta meel walbo oo aay joogaa waxaan idiin kugu Hambalyeynaayaa sanadka cusub ee waxaan idin leeyahay sanadkaan sanadkiisa kale bash bash iyo barwaaqo Allaha inagu gaarsiiyo

09/08/2020

Sheikh Hussein Ali jabuuti

Photos from Abdi Risaaq mohamed Hussein Page's post 30/07/2020

Degmada kudalxiis dalkaaga Hooyo

16/06/2020

Gabar iskaga Tagtay Mid kamid ah ninka ugu Taajirsan Dunida

16/06/2020

"Wixii h**e udhacay dib baan ka hagaajin." Jilayaasha reer Burco ee ugu h**eeya jiilkan oo markale usoo heesay midnimada Soomaaliyeed.πŸ‡ΈπŸ‡΄

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mogadishu