Wardoon media online

Wardoon media online

Share

wardoon media online

11/07/2023
08/02/2022

Aamiin Yaa Rabi

𝐈𝐈𝐈𝐚𝐡 𝐇𝐚 𝐢𝐢 𝐊𝐚𝐚 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐫𝐨 𝐀𝐚𝐛𝐚𝐡𝐲 𝐚𝐚𝐧 𝐉𝐞𝐜𝐥𝐚𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐅𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐍𝐨𝐨𝐥𝐨𝐰
❤𝐀𝐀𝐁𝐄 ❤𝐌𝐀𝐂𝐀𝐀𝐍❤ 𝐇𝐀𝐋 𝐃𝐔𝐂𝐎 𝐔 𝐑𝐄𝐄𝐁
𝐇𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐨𝐨 𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐈𝐲𝐨 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐒𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐏𝐀𝐆𝐄 𝐇𝐎𝐎𝐘𝐎 𝐌𝐂𝐍 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋 𝐒𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐇𝐞𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐌𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐒𝐢 𝐃𝐡𝐞𝐡 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐒𝐚𝐧𝐢𝐝
https://www.instagram.com/page_hooyo_mcn_official/
𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐨 𝐁𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐅𝐚𝐜𝐞𝐛𝐨𝐨𝐤 𝐏𝐚𝐠𝐞 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐌𝐜𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧𝐛𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://myurls.co/pagehooyomcn

06/01/2022

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho ayaa galay maalintii 4aad, iyadoo madaxdu ka arrinsanayaan qodobbada ajandaha shirka oo sii socon doona inta la isla meel dhigayo dhammaan qodobbada muhiimka ah ee la xiriira doorashooyinka dalka.

30/12/2021

Wasiirada gaashin dhiga iyo caddaaladda ayaa maanta xilka lakala wareegay. Waxaa goob joog ka ahaa raysulwasaaraha dalka iyo xubno ka tirsan golaga wasiirada.

29/12/2021

War Saxaafadeed Dowladda Federaalka Soomaaliya-Guddiga Midowga Afrika-AMISOM 29ka Diseembar 2021

Muqdisho, Soomaaliya Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Disembar 2021, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka ah Mudane. Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane. Cabdisaciid Muuse Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, iyo Mudane. Cabdullaahi Maxamed Nuur, Wasiirka Amniga Gudaha, ayaa kala hadlay Dr. Alhaji Sarjoh Bah, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka ee Midowga Afrika iyo Danjire Francisco Madeira, Ergeyga Gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Waxaa laga hadlay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo dib u habeyn lagu sameeyay. DFS iyo Midowga Afrika waxay isku raaceen mabaadi’dii hagi doono ka-qayb qaadashada kala guurka DFS iyo Midowga Afrika 2022-ka, taas oo ay ku heshiiyeen in hawsha Guddigii Farsamada dib loo bilaabo, lana dhammeeyo shaqada farsamada ugu dambayn 11-ka February 2022.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay nafta ay u hureen AMISOM iyo dalalka ciidammada (TCC) ka joogo dalka, iyagoo oo garab ka helaya Ciidamada amniga Soomaaliya si uu dalka u helo nabad iyo xasillooni waarto.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay hoosta ka xariiqday in la gaaray waqtigii AMISOM ay u xuubsiiban lahayd Hawlgalka Ku-Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo in dib-u-eegis lagu sameeyo Qirshaga Kala-Guurka (STP), kaas oo natiijadiisa ah in si buuxi lagu hanto amniga dalka dhammaadka 2023ka.

29/12/2021

Madaxwaynaha puntland Siciid Dani ayaa gaaraymagaalada muqdisho.

26/12/2021

Safaarada ingriiska ayaa codkooda ku biiriyay taageerada raysulwasaare rooble.

26/12/2021

Dowladda Mareykanka ayaa taageertay shirka uu Iclaamiyay RW Rooble ee Golaha Wadatashiga Qaran kadib war qoraal ah oo caawa ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.

24/12/2021

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa Shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021.

4 ka mid ah kuraasta waxaa ku tartamaya rag. Halka 2 kamid ah ay u xiranyihiin haween.

23/12/2021

Sawirka mooto ay jiireen ciidamada amisoon.

22/12/2021

Gaarigan oo ah nooca xamuulka qaada ayaa rogmaday goordhow waxaana saarna qoysas ka qaxayay Dagaalka Boosaaso.

Shilka waxaa ka dhashay qasaare is kugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Cadaado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Cadaado
Cadaado
MEDIA