27/12/2016
Designs ka caalamka xafisyadisa
wan dalbayna hadi laso codsado..
^^WELCOME TO JOWLE ENTERPRISES--
Stationery, electronics,furniture,&digital satellite renting and buying of cars,houses .
free delivery free installation >[email protected] waxaad kahelaysaa companyga jowle enterprises qalabka xafisyada oo kumbuleed ah sida stationeryga ,furnitures,iyo dhamaan electronics noocyadiisa kaladuwan ..waxaana lagu gaynayaa alaabtaada meelkasto aad kajoogto deeganada puntland ama gaar ahaanba somalia oo dhan wuxuuna companyga fadhigiisa ugu wayn yahay magaaalada bosaaso xaruntisa labaadna ay kutaala garowe >>gacmo furan kuso dhawaada iyo qiima jaban
27/12/2016
Designs ka caalamka xafisyadisa
wan dalbayna hadi laso codsado..
22/12/2016
21/12/2016
BIGGEST SHOWROOM IN PUNTLAND
COMING UP
waxaa macaamisha sharafta leh ee shirkada jowle Enterprise loogu bishaaraynayaa in xarunteeda garowe laga furayo sanadka cusub 2017 janaury mall casri ah kasoo aad ka heli doontan dhamaan adeegyada soo socda
> Home furniture sida sariiraha jiifka, miisaska qadada,fadhiyo casri ah, kuraasta cafateriyada oo casri ah.
>Office Furniture sida kuraasta, miisaska, armaajooyinka iyo agab xafiiska oo dhamastiran.
>Electronic sida lcd TV 32,43,55 inch, printers, computers, etc
> Mootoyin casri ah 2017 oo qiima jaban.
Bisha ugu horaysa waxan qiima dhimis dhan 25% off ah bn samayn doona.
KA FAAIDAYSI WANAGSAN