Halane Market

Halane Market

Share

๐—จ๐—ฝ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—›๐—ผ๐—บ๐—ฒ ๐—ช๐—ถ๐˜๐—ต ๐—›๐—ถ๐—ด๐—ต ๐—ค๐˜‚๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜๐˜† & ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ

Photos from Halane Market's post 04/08/2026

๐ŸŽฏ Ha sugin fursad, raadso fursaddaada.

Halane Market waxay ku dhawaaqaysaa Internship Opportunities oo loogu talagalay dhalinyarada leh karti iyo aqoon doonayana inay helaan khibrad shaqo.

Waxaan raadineynaa:
๐ŸŽจ Graphic Designers
๐ŸŽฅ Content Creators & Video Editors
๐Ÿก Interior Designers

Haddii aad diyaar u tahay inaad horumariso xirfaddaada oo aad ka shaqeyso jawi kobcinaya aqoontaada, tani waa fursaddaada.

๐Ÿ“… Deadline: 10 August 2026

๐Ÿ“ฒ Codsiyada waxaa lagu soo gudbinayaa WhatsApp-ka oo keliya:
+252 614243334

๐Ÿ’™ Tag qof karti leh, Share garee fursaddan, ama codso maanta. Fursad kasta waxay ka bilaabataa hal go'aan.

04/08/2026

๐Ÿก Ma tahay Interior Designer leh xirfad iyo hal-abuur, balse aan weli helin fursad aad ku muujiso kartidaada?

Halane Market waxay kuu haysaa Interior Designer Internship si aad u hesho khibrad dhab ah una kobciso xirfaddaada.

โœจ Waxaa mudnaan leh qof aqoon u leh:
โœ… AutoCAD
โœ… SketchUp
โœ… 3ds Max

๐Ÿ“… Deadline: 10 August 2026

๐Ÿ“ฒ Codsiyada waxaa lagu soo gudbinayaa WhatsApp-ka oo keliya:
+252 614243334

๐Ÿค La wadaag saaxiib ama qof aad taqaan oo ka faa'iideysan kara fursaddan. Fursaddu waxay noqon kartaa bilowga mustaqbalkiisa xirfadeed.

04/08/2026

๐ŸŽจ Ma tahay Graphic Designer leh xirfad, balse weli aan helin fursad aad ku muujiso kartidaada?

Halane Market waxay kuu haysaa Internship Opportunity si aad u kobciso khibraddaada una bilowdo safarkaaga xirfadeed.

โœ… Photoshop
โœ… Illustrator
โœ… InDesign

๐Ÿ“… Deadline: 10 August 2026

๐Ÿ“ฒ Codso maanta ama la wadaag saaxiib kaa faa'iideysan kara.

๐Ÿ“ฒ Codsiyada waxaa lagu soo gudbinayaa WhatsApp-ka oo keliya:
+252 614243334

๐Ÿค La wadaag saaxiib ama qof aad u malaynayso inuu ka faa'iideysan karo fursaddan.

04/08/2026

๐ŸŽฅ Ma tahay Content Creator ama Video Editor leh karti, balse aan weli helin fursad aad ku muujiso?

Halane Market waxay kuu haysaa Internship Opportunity si aad u horumariso khibraddaada ugana bilowdo safarkaaga xirfadeed.

โœจ Waxaan raadineynaa dhalinyaro leh aqoon:
โœ… Video Editing
โœ… Content Creation
โœ… Script Writing

๐Ÿ“… Deadline: 10 August 2026

๐Ÿ“ฒ Codsiyada waxaa lagu soo gudbinayaa WhatsApp-ka oo keliya:
+252 614243334

๐Ÿค La wadaag saaxiib ama qof aad u taqaan inuu ka faa'iideysan karo fursaddan.

19/07/2026

๐—ž๐—จ ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—ข $๐Ÿฏ๐Ÿฑ
Adigoo Saadaalinaya Final Koobka aduunka ee VS

09/07/2026

Woow Qolkaada Haduusan Sidaan u shidneen qolkaama raacin wll๐Ÿ‘Œ๐Ÿ”ฅ

09/07/2026

Kabo Saar Qurux Badan Space Fiicana leh hada so dalbo
Nagala so Xirir: 0613239961 ama 0619624216

07/07/2026

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฌ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—ถ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ค๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐— ๐—ฎ ๐—ฌ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ..?

Halane Market Waxa ay ka jawaabaysa Suโ€™aashaas

Nagala soxirir: 0613239961 ama 0619624216

02/07/2026

Waxaa weli noo socda Mashruci qalabenta apartment dhamestiran



Want your business to be the top-listed Furniture Store in Banadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu
Banadir